Author: Bashiir Barre
Wafdi ka socda QM oo gaaray degmo u go’doonsan Al-Shabaab
Wafdiga oo ay kamid yihiin, saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale ee samafalka ka shaqeeya…
Norway oo dib u fureysa Safaaradeedii Magaalada Muqdisho
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway…
Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shilal ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa geeriyootay 13 kalena waa ay dhawacmeen kadib markii shil gaari uu…
Somalia & Kenya oo kawada hadlay in dib loo furo safaaradaha Muqdisho & Nairobi
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud iyo Kenya Danjire Raychelle Omamo ayaa ka wada hadlay dib…
Ciidanka dowladda oo sheegay in ay dileen 300 oo shabaab ah
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadoodu ay dileen 300 oo dagaal yahan oo katirsan Al Shabaab.Dagaalyahanadan ayay…
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada…
Bajaajleey xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho
Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Maanta ku dibadbaxeen…
Deni oo sheegay inay kordhinayaan la dagaalanka Al-Shabaab & Daacish
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Golaha…
Guddoomiye & kuxigeenkiisa oo loo doortay Magalada Berbera
Magaalada Berbera ee degaannada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo kuxigeenkiisa, iyad aoo ay…
Xildhibaano RW Rooble u gudbnaya cabashada Waalidiinta Carruurta ku maqan tahay
Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa waxaa ay shaaciyeen in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble…
Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo goordhow furmay
Waxaa Goordhow Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe ka bilaawday munaasabadda furitaanka Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada…
Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah yeelanaya
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado…