Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

40,000-kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland

Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Khilaaf ka dhashay doorashada gudoomiyaha degmada Laascaanood

Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in dib loo dhigay Kalfadhigii golaha deegaanka cusub ee magaalada Laascaanood oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud  Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa dhiggiisa Azerbaijan Jeyhun Bayramov kulan gaar ah kula yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dacwad hor leh oo lagu soo oogaayo Madaxweynihii hore ee DDSI

Xafiiska xeer ilaalinta dawlad deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya, oo muddo wadday baadhitaan ku saabsan tacaddiyadii iyo gabboodfalladii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 17 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay 17 Xubnood ee Golaha degaanka Hargeysa

v Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan dardaaran iyo duco ah la qaatay 17-ka xubnood…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalalka Khaliijka oo soo jeediyey dalab ku saabsan wada-hadallada Iran

Dalalka Khaliijka ayaa Arbacadii sheegay inay halis noqon doonto in wada-hadallada quwadaha caalamka ay kula jiraan Iran…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo maanta laamigii lagu bilaabay

Waxaa maanta bilaabmay Dhismaha wadad Isku xirta Muqdisho iyo jowhar taas oo ay dhiseeso dowlada qadar.Waa wadadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Xafiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Amar la dul-dhigay Wadayaasha Gaadiidleyda Muqdisho

Taliska Ciidamada Ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa soo saaray amar ku socda dhamaan Gaadiidka ka dhex Shaqeeya…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul Cusub oo loo doortay Saddex kamid ah degmooyinka Somaliland

Golayaasha degaanka ee degmooyinka, Hargeysa, Baligubadle iyo gabileey ayaa waxaa ay Maanta doorteen Guddoomiyeyaasha degmooyinkaas iyo kuxigeenadooda.Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Taiwan & Somaliland oo heshiis kala saxiixday

Wasaaradda arrimaha dibedda Taiwan ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay u soo dirayso hawlwadeeno…