Author: Bashiir Barre
UK oo Ciiddamo Khaas ah u soo direysa Soomaaliya
250 ka tirsan Ciiddanka Khaaska ee UK ayaa loo soo diri doonaa Somalia, si ay Ciiddanka Dowladda…
Kulan u socdo RW Rooble iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare
Waxaa haatan uu kulan xasaasi ah u socdaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha…
Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
aliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay Shirka doorashada
Kadib kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Majmaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay uga hadleen…
Imaaraadka Carabta oo ka laabtay dhex-dhexaadinta Suudaan & Itoobiya
Dowladda Imaaraadka Carabta (UAE) waxay sheegtay inay ka laabatay Hindisaha Dhexdhexaadinta ee ay ku doonaysay in lagu…
Shirka wadatashiga doorashooyinka oo weli ka socda Muqdisho
Shirka oo Sabtidii ka furmay Teendhada Afisyooni una dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul-goboleedyada ayaa waxaa…
Qaar kamid ah Madaxda dowlad goboledyada & Musharixiinta oo kulmay
Waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay mid kamid ah Hoteelada ku yaal Xeendaabka garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde…
Dowladda Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii ka dhacay Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalkii…
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo u digay Madaxda Xisbiyada & Musharixiinta
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa digniin ka soo saaray howlaha doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo degaanka Soomaliland, xilli Maalinta…
Shirka wadatashiga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Teendhada Afisiyooni waxaa Maanta ka furmay Shirka Madasha wadatashiga Arriimaha doorashooyinka dalka….
Dhoolatus u bilowday Milliteriga Masar iyo Imaaraadka
Ciiddamo ka kala socda kuwa Khaaska ee dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta ayaa waxaa u furmay Dhoolatus…
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo kala dhex-dhigtay Maleeeshiyo Beeleed dagaalamay
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybaha 27aad & 21aad ayaa waxaa la kala dhex-dhigay laba Maleeshiyo…