Author: Bashiir Barre
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la diyaariyay Ciidamo suga Amniga doorashada
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in laaGuddiga amniga doorashooyinka ay u…
In ka badan 100 tahriibayaal ah oo laga badbaadiyay Xeebaha Tuunis
Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaayay inay si sharci…
Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) oo weli ku sugan Magaalada muqdisho ayaa wada kulamo…
Madaxweynaha Somaliland oo War kasoo saaray doorashada Beri dhaceysa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xiriirta…
Madaxda Afrikada Galbeed oo ka shiraya xaaladda Mali
Madaxda Afrikada Galbeed ayaa maanta ku kulmaya dalka Ghana si ay uga wada xaajoodaan afgembigii milatari ee…
Banaanbax ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida
Bannaanbaxa oo ay qeyb galeen Boqolaa Ruux ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Dhagaxbuur ee Dowlad Deegaanka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo wada-hadallo la yeeshay dhiggiisa Pakistan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Oo kulan khadka taleefoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan Sadiq Sanjrani…
Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay in laga bilaabi Maanta oo Axad ah in loo…
Sheekh Shariif” Dalka Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dagaalo sokeeye”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu gaaray…
Xayiraadda COVID-19 oo saameeyn ku yeelatay Iskuullada Victoria
Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana meelaha ay saameysay…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo xilkii laga qaaday
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa…
Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Hindiya
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee…