Author: Bashiir Barre
Dowladda Ingiriiska oo Ciidamo horleh u tababareysa Soomaaliya
Dowladda UK oo kamid ah dowlaaha taageera dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhawaan…
Duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo & khasaaro ka dhashay
Diyaarado la sheegay inay leedahay Dowladda Kenya ayaa waxaa ay xalay saqdii dhexe duqeymo dhinaca cirka ah…
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Kismaayo & Jubbaland oo ka hadashay
Qaraxa oo ahaa Bambaanada nooca Gacanta laga tuuro ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Isgoyska Somali Star…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee…
Wafdi gaaray degmada Baraawe kulamana bilaabay
Wafdi Saraakiil ah uu hogaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow)…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Safiirka Itoobiya kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula…
Madaxweynayaasha Jubbaland & Puntland oo dib ugu laabtay degaanadooda
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo…
Muwaadin Soomaali ka tirsanaa Kooxda Xuutiyiinta oo dagaal lagu dilay
Muwaadinka Soomaaliyeed oo la sheegay inuu ka barbar dagaalamayey Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu dilay Iska-horimaad ay…
Xuutiyiinta oo lagu eedeeyay inay khasab ku dagaal-geliyanayaan Qaxooti & Muhaajiriin Afrikaan ah
Wasiirka Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Yemen, Mucamar Al-Eryaani waxa uu ka digay inay Maleeshiyada Xuutiyiinta…
Golaha guud ee QM oo canbaareeyay af-genbiga Maali
Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobe Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku…
Wafdi gaaray Magaalada Beledweyne & ujeedka oo la shaaciyay
Wafdiga oo isugu jira Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka & Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay Maanta gaareen…
Muuse Biixi” Doorashooyinka Soomaaliland Caalamka ayaa isha ku haya”
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in guud ahaan degaannada Soomaaliland ay ka bilaawdeen doorashooyinka isku…