Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilau Wakiilo ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabilay goobjoogayaal ka socda dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Foolkaano Markale ka Qaraxday Bariga Congo

Foolkaano kale ayaa Sabtida maanta ah ka qarxay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, toddobaad ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda oo faah faahisay kulankii Gollaha Wadatashiga Qaran & Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed,…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo oggolaaday tallaalka carruurta ee Pfizer-BioNTech

Ururka Ilaalinta daawooyinka ee Midowga Yurub ayaa ansixiyay talaallka Pfizer-BioNTech ee Covid19 in la siin karo caruurta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay heshiiskii doorashada ee la gaaray

Dowladda Jabuuti waxa ay soo dhaweyneysay heshiiskii khamiistii 27 bisha May sanadka 2021 Dowladda Fadraalka ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan u socdo RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Beesha Caalamka

Waxaa haatan uu kulan uu uga socdaa teendhada Afisiyooni Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed,…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Maanta bilaawday Wajiga labaad ee Tallaalka Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka  Puntland ayaa maanta oo Sabti ah degaanada   Puntland ka bilaawday wajiga labaad ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Beesha Caalamka

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyay gaba gabada shirka madasha wadatashiga qaran ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: Musharax Daahir Geelle oo ka qeyb galay xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaranka

Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne danjire Dahir Mohamud Gelle ayaa maanta ka qayb galay xafladda xiritaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Warmuriyeed laga soo saaray Shirkii ka socday Teendhada Afisiyooni

Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madasha wadatashiga doorashooyinka ee mudada Afarta maalin ah uga socday teendhada…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug oo mamnuucay isku socodka gaadiidka Bajaajta ee Gaalkacyo

Guddoomiya Gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadeynta Askar loo heysto dilal oo bilaabatay

Maxkamada Darajada, Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad  ayaa Maanta Bilowday, Dhagaysiga Dacwada Eedaysanayaasha kala ah,…