Author: Bashiir Barre
Ciidamo gadoodsan oo xirtay Wadooyin muhiim ah
Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad ee Jooga Magaalada Jowhar ee Caasimada…
Puntland oo gacanta ku dhigtay hub si qarsoodi ah doon lagu soo geliyay
Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen hub aad u farabadan…
Madaxweynaha Somaliland oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Jabuuti, ayaa maanta…
Waalidiin Carruur ay dhaleen dowladda ka geeysay Ereteriya oo banaanbax dhigay
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga…
Israa’iil oo duqeysay guriga hoggaamiyaha Xamaas
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar….
Puntland oo bilaawday diiwaan gellinta Codbixiyeyaasha Golayaasha degaanka
Ku simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne ku xigeenka Mamulkaas Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Magaallada Qardho ee…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo gaaray Magaalada Qardho
Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), iyo wafdi…
Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in Go’doon gashay Magaalada Jowhar
Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go’doon galiyey magaalada Jowhar ee…
Dibad-baxyo looga soo horjeedo duqeymaha Israel oo weli socda
Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada London, kuwaas oo ka soo horjeeday duqeymaha ka socda…
Midowga Yurub oo Berbera ka dhagax dhigay mashruuc laga hormarinayo Xeebta Bataale.
Mashruuc lagu horumarinayo xeebta Bataale ee Somaliland uuna maalgelinayo Midowga Yurub ayaa Sabtida maanta ah la dhagax-dhigay,…
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo dhaariyay Madaxweynaha Jabuuti
Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa waxaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha dalka Jabuuti loogu dhaariyay…
Shir lagu heshiisiinayo laba Beelood oo Maalintii labaad socda
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maalintii labaad ka socda Shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo…