Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Ergey ka socda Mareykanka oo Israa’iil gaaray

Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Guudlaawe” Dhalinyaradu waxay udub dhexaad u yihiin xoreynta Dalka”

Madaxweynaha  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hambalyo u diray Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Dhalinta Hirshabeelle Munaasabadda 15-ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dil ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud & xiisad ka dhalatay

Wararaka naga soo garaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in degaan ku yaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda DFS oo Maanta ka qeyb galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti

Maanta ayaa waxa lagu wadaa in Caasimadda dalka Jabuuti lagu qabto munaasabad lagu caleema saarayo Madaxweynaha dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble” Xukuumaddda waxaa ay mudnaan gaar ah siineysaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”

Maanta waxaa ay ku beegan tahay 15-ka Bisha May waana Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee la Aas’aasay Dhalinyarada…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan Iyo Valadamir Putin Oo Ka Wada Hadlay Colaadda Falastiin Iyo Israa’iil

Muqdisho | QOL| May 12 2021 Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka AMISOM oo waqti kordhin loo sameynayo!

Muqdisho | QOL| May 12 202-Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa waqtiga loo dheereynayaa marka la…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda: Hubinta Caafimaadka Martida ka qaybgaleysa Caleemo-saarka Museveni waxaa ku baxday in ka badan $200 Kun.

Muqdisho | QOL| May 12 202-Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa hubinta Caafimaadka Martida lagu casuumay ka qaybgalka Caleemo-saarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo bilaabay qorshaha uu ku wajahayo Shirka uu isugu yeeray Madaxda DG 20-ka May 2021.

Muqdisho | QOL| May 12 202–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Talaadadii dib ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Museveni oo caleemo-saarkiisa ku casuumay in ka badan 400 oo ruux!

Muqdisho | QOL| May 12 202Saraakiil katirsan Madaxtooyada Uganda ayaa xaqiijiyay in Caleemo-saarka Madaxweyne Yoweri Museveni uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulankii Ololaha & eed sheegashada ee MW Farmaajo la yeeshay Warbaahinta

Muqdisho | QOL| May 12 2021Waa 3, May,21waa maalinta caalamiga ah ee madaxbannaanida Saxaafadda, Iyada oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo ku wajahan Uganda & ujeedka…

Dowladda Uganda waxay bilowday inay xaqiijiso Madaxda ka qeyb geli doonta Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha dalkaas oo…