Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Cafis u fidiyay Maxaabiis

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta waxaa munaasabadda Maalmaha Ciida Aawgeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Rabshado kale oo ka dhacay Masjidka Al-Aqsa

Rabshado ayaa markale Isniinta maanta ah ku dhex maray ciidamada ammaanka Israel iyo Falastiiniyiin cibaadaysanayay agagaarka masaajidka…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Karaash oo qaabilay Wakiilka Hay’adda IOM ee Soomaaliya

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe…

Posted in WARARKA MAANTA

Askar Itoobiyan ah oo magan-galyo weydiistay Sudan

120 Ciiddan oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga, kana mid ahaa Ciiddanka Ethiopia ee Hawlgalkii QM ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiishii ku geeriyootay qarixii xalay oo la Aasay

Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Qabuuraha Isbitaalka Xoogga ee magaalada Muqdisho taliyahii…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Iskaashiga Khaliijka oo soo dhaweeyay Go’aankii Soomaaliya & Kenya

Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga ee Wadamada Carabta ee Khaliijka, Dr. Nayef Falah Mubarak Al-Hajraf, ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo qabtay hub ay leeyihiin Ruushka iyo Shiinaha

Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay qabteen hub aad u…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab ka kacay warshad shidaalka sifeysa oo ku taalla Suuriya

Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa ku warrantay in warshadda shidaalka sifeysa ee ugu weyn gobolka Homs uu dab…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee  Somaliland,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadamada Jaamacadda Carabta oo shir deg deg ah yeelanaya

Kulan Xilliyeedka caadiga ee Wakiilladda Joogtada ee Golaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxa uu berrito oo Isniin…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ka digtay daadad kusoo wajahan Soomaaliya

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Sudan oo shaaciyey Maalinta Ciidul-Fitriga

Qoraal ka soo baxay Xoghaynta Golaha Wasiirada ee dalkaasi ayaa lagu shaaciyey in Fasaxa Maalmaha Ciiddul-Fitriga ay…