Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la shirqoolay nabadoono qarax lagu dilay

Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay weerar xalay lagu dilay nabadoono ka tagay Beledweyn,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo QM Warbixin ka siisay Abaarta kajirta dalka

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, oo uu wehliyo Ku xigeenka Xoghaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowadda Somalia oo Al-Shabaab ku eedeysay inay ka dambeeyaan dagaal Beeleedyada

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in markii laga awood roonaaday Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Jeesow” Ciidanka Macaawisleyda ee ka dagaalamaya Hiiraan lama dhihi karo hogaan maleh”

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa taageero u muujiyay ciidanka deegaanka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha deegaanka degmada Xudur oo Gudoomiye doortay

Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro: Wasiirka Beeraha Oo Maanta Muqdisho Ka daah furay Shir muhiim u ah waxsoosaarka beeraha

Wasiirka WasaaraddaBeeraha iyo Waraabka Xukuumada Somaaliya Mudanne Axmed Madoobe Nuunoow   ayaa Maanata Daah Furay kulankan anxsixinta Mashruuca…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxo hubeysan oo ka dhex dagaallamaya hoteel ku yaalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa  kasoo baxaya qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha oo caawa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri dhaarin doona Madaxweynihii hore ee dalka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maalinta berri la isugu yeeray Kulanweynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka. Ajandaha kulanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si deg deg ah ku tegay degmada Maxaas

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan…