Author: Bashiir Barre
Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee…
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Boosaaso iyo qarixii Jowhar
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ku dhexmartay…
Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan
Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda…
Xilliga Kenya ay bilaabeyso khaadkii u soo dhoofin jirtay Soomaaliya oo la shaaciyay
Dowladda Kenya ayaa lagu wadaa inay dhoofinta Qaadka ee loo dhoofinayo Soomaaliya, bilowdo maalinta Jimcaha ah ee…
Madaxweynaha Puntland oo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka kala hadlay Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi…
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in Dad Reer Baydhabo ah ku dhaawacmeen diyaaradda burburtay
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in diyaaradda ay laheyd Shirkadda…
Suudaan oo dib u furtay xudduuda ay la wadaagto Itoobiya
Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii…
Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti…
Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Caabudwaaq
Shil baabuur oo kadhacay duleedka Degmada Caabudwaaq ayaa sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac iskugu Jira. Allah Unaxariste…
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Nin katirsan Kooxda Daacish
Cabdullaahi Xaanshi Axmed ayaa loo soo xeray kamid ahaanshiyaha Daacish iyo in uu ku howlanaa Miina Aasid…
Madaxweynaha Galmudug oo cambaareeyay qarixii Jowhar, xilli Cali Guudlaawe ka hadlin
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa cambaareeyay qaraxii Maanta ay Al-Shabaab ku weerareen Degmada Jowhar…
Madaxweynayaasha Somalia & Jabuuti oo kulan yeeshay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir…