Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo howlgal kudilay Xubno katirsan Al-Shabaab

Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ,ayaa deegaanada Dooxada Jubba ee Gobolka Jubbada Hoose ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse & Safiirka Mareykanka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay la kulmayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo isbadal ku sameysay taliyeyaasha saldhigyada booliska

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamze oo qaabilay qaar ka mid ah Safiirada caalamka

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate…

Posted in WARARKA MAANTA

Rag lagu helay Al Shabaabnimo oo ka baxsaday Xabsi kuyaal Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa sheegaya in xabsi si aad ah loo ilaaliyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo kamid noqonaya Booliska ATMIS oo soo gaaray Muqdisho

Cutubyo katirsan Qeybta Booliska ee Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB & kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gàar ahaan Ururka 5aad Guutada 16aad iyo kuwa daraawiishta Maamulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha oo Maanta ku wajahan Puntland

Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Khamiis ah in degaannada Maamulka Puntland uu u safro Ergayga Gaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Amray in la soo bandhigo baaxada Abaarta kajirta Hir-Shabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda  Hirshabeelle oo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jubbaland & Safiirka Ingiriiska?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Ciidanka NISA oo Muqdisho ka fuliyay howlgal dad badan lagu qabqabtay

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay meelo kala duwan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul cusub oo loo Magacaabay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalkii ka…