Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Hay’adda IOM kala hadlay wax u qabashada dadka kasoo barakacay Abaarta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo Shaacisay xilliga Soomaaliya ay Fasaxeyso Jaadka

Dowladda Kenya ayaa shaacisay xog ku saabsan xilliga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay fasaxeyso qaadka (…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Duulista Rayidka oo war kasoo saartay Shaqo joojinta Shirkaddaha duulimaadyada

Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa war kasoo saartay eedeyn maanta uga timid Shirkaddaha Duulimaadyada dalka oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.

Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha. Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay

Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana…

Posted in WARARKA MAANTA

Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh

Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la…

Posted in WARARKA MAANTA

Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay

Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

35,000 oo arday oo u fadhiistay Imtixaanka dugsiga Sare ee dalka

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Baxdo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire falagle ayaa sheegay in saaka waaberigii hore ay Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo Dowladda Canada kala hadashay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame…