Author: Bashiir Barre
Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay degaanka Baxdo oo kordhay & wararkii ugu dambeeyay
Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerar qaraxyo ku bilaawday oo xubno katirsan Ururka Al-Shabaab…
Awoodda Militeriga: Soomaaliya oo ka sare martay waddan Yurub ka tirsan
Bogga Golobal firepower oo sanad walba soo saara liiska awoodda militeriga ee dalalka caalamka ayaa cusboonaysiin ku…
Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka tiro madaafiic…
Mareykanka oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Al-Shabaab
Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan A.lshabaab u suurtagali karin inay la…
Dowladda Somalia oo Maanta daahfurtay Barnaamij looga jawaabayo abaarta kajirta dalka
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah…
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday lamaane ka tirsan Kooxda Daacish
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo…
Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
Qaraxa oo jugtiisa siweyn loo wada maqlay ayaa ka dhacay degaanka Weeydoow ee duleedka Magaalada Muqdisho kuna…
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo is casilay
Wasiirkii Wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Eng Cabdikariim Cali Nuur ayaa shaaciyay in uu xilkii iska casilay…
Gudoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Afgooye
Wasiirka Wasaaradda ariimaha Gudaha KGS ayaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye u magacaabay Mudane Cabdulaahi Maxamed Cusmaan Hiraabe,iyadoo xilka…
AKHRISO: Qodobada looga hadlaayo Shirka golaha Wadatashiga Qaran ee ka furmay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka…
Maxaa looga hadlaya kulanka Aqalka Sare ee hadda socda?
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel…
Somaliland iyo DDS oo ka wada hadlay la dagaallanka waxyaabaha sharci-darrada ah
Waxaa magaalada Burco lagu soo afmeeray shirkii arrimaha amniga iyo iskaashiga xidiidhka labada dhinac ee gobolka Tog-dheer…