Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Guddigii uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Beledweyne

Wafdi Wasiiro ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, isla markaana ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Odawaa oo ka cudur taartay kamid noqoshada Guddigii Sheekh Aadan Madoobe u xilsaaray dhacdadii Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odawaa oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u xilsaaray baaritaanka buuqii &…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan  Cali Jeyte Cismaan iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee oo ku guda jiro hoggaaminta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi baaris u saaray buuqii ka dhashay kulankii lagu ansixiyay Xukuumadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kaso talabixiya dhacdadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa kasoo baxay kulankii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada mucaaradka?

Kulan muhiim ahaa oo uu Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo masuuliyiinta xisbiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo shaacisay inay tallaabo ka qaadeyso dadkii banaanbax dhiga

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir gudoomiyey kulan ku saabsan xoojinta Amniga, Isu…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, iyaga oo kulankooda…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya iyo Somaliand oo ka wada hadlay adkeynta Amniga xaduudaha

Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Itoobiya Janeraal Buhane Kabede iyo Saraakiil la socotay ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Hir-Shabeelle oo soo bandhigay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay qarixii Jowhar

Madaxweynaha  Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo Golaha Amniga iyo Nabadgelyada Afrika kala hadashay gurmadka Abaaraha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Xamse oo amray in Hay’adaha Amniga deg deg uga jawaabaan weerar ay geysteen Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Awaamiir laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal ee Puntland ayaa shir guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Nugaal, kaas oo ka…