Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Nin lagu helay Al-Shabaabnimo

Muqdisho, April 17 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa la horkeenay Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka oo ansixiyay xabad joojin laga hirgeliyo libya

Muqdisho, April 17 2021–Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,  ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, …

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay

Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka oo Teendhada Afisiyooni shir uga furmay

Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xerada Teendhada…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG:- Saxaafadda oo banaanka looga saaray kulanka Deni & Xildhibaannada

Muqdisho, April 16 2021–Kulan ayaa Magaalada Garoowe waxaa uu uga furmay Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif oo la kulmay Taliyaha xoogga & faah faahin laga helay

Muqdisho, April 17 2021–Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay waxaa uu kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Deg Deg ah Oo iminka Ka Socda Villa Somalia

Muqdisho, April 16 2021–Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa hadda shir uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano taageersan Saadaq Joon oo gaaray xaafada Shiirkole

Muqdisho, April 16 2021–Xaalad kacsanaan ah ayaa wali ka taagan Xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho, April 16 2021–Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii ka soo yeedhay madaxweyne Farmaajo, ee ku saabsanaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Amison oo soo bandhigay qorshe lagu xoojinayo howl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho, April 16 2021–Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle oo kulan la leh Midowga Musharaxiinta

Muqdisho, April 15 2021–Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa kulan leh Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada gobolka Banaadir oo dacwad kusoo oogtay Dad isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib

Muqdisho, April 15 2021–Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib…