Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga

Muqdisho, April 14 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad xukun ku riday Muwaadin Somali haysta dhalashada Sweden

Muqdisho, April 14 2021–Eedeysanaha oo lagu magacaabo Farhan Abdirizak oo 40-jir ah  waxa uu ka hor qirtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo sheegay in uu darajada Ciidanimo ka qaaday Saadaq Joon

Muqdisho, April 13 2021–Madaxwaynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa S/G Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon)…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo diiday Muddo kordhinta baarlamaanka kuna hanjabay tilaabo dheeri ah

Muqdisho, April 13 2021–Ururka Midowga Yurub ayaa si adag uga soo horjeestay tilaabadii sharci darada aheyd ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka

Muqdisho, April 13 2021–Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muqdisho, April 13 2021–Alle ha u Naxariistee waxaa dalka Koonfur Afrika lagu dilay muwaadin  Soomaaliyeed oo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Laamaha Amniga Gobolka Bari oo Amar la siiyay

Muqdisho, April 13 2021–Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa  fariin u diray Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah riday

Muqdisho, April 13 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee Militirga Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo bilaabay baaritaanka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay

Muqdisho, April 13 2021–Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo War kasoo saartay weerar Sarkaal & Askari lagu dhaawacay

Muqdisho, April 13 2021–Hawlgal Ciidamada Ilaalada xeebaha Galmudug ay  dhawaan ka sameeyeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhaajiriin ku dhimatay xeebaha Jabuuti

Muqdisho, April 13 2021–Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG-DEG:-Dawlada Itobiya Ooo Maxaabiis Wareejinaysa

Muqdisho, April 12, 2021–Milliteriga dalka Sudan ayaa la filayaa inay maanta oo Isniin ah wareejiyaan in ka…