Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay J/Hoose Iyo Faah Faahin Kasoo Baxeysa

Muqdisho, April 12, 2021–Qarax xoogan ayaa barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, kaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo “Ciidanka Xoogga Waa Astaan Qarannimo Iyo Midnimo”

Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoor-Qoor:Extension of terms is impossible .

Muqdisho, April 12, 2021–The president of Galmudug state Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor who spoke to the media…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya & AMISOM oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan

Muqdisho, April 12, 2021–Ciidamada Booliska Soomaaliyeed  iyo qeybta Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday Iyo Mid Cusub Loo magacaabay

Muqdisho, April 12, 2021–Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa  xilkii ka qaaday Taliyihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo ka digay Muddo kororsi

Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi  Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa ka hadlay xaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad Sidda tallaalkii labaad ee COVID-19 oo soo gaartay Muqdisho

Muqdisho, April 11, 2021–Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal markale dhexmaray Ciidamada dowlad degaanka & kuwa Canfarta

Muqdisho, April 11, 2021–Dagaal ayaa Maanta markale waxaa uu ka bilawday degaano ku yaal Galbeedka Gobolka Siti…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Isku-shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada

RMuqdisho, April 11, 2021–a’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta  Maxamed Xuseen Rooble  ayaa isku shaandheyn kooban waxaa uu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo dowladda Soomaaliya ku wareejisay Maxaabiis

Muqdisho, April 11, 2021–Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Dowlad Goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mucaaradka Jabuuti oo ka hadlay guusha Ismaaciil Cumar Geelle

Muqdisho, April 11, 2021–Cabdiraxmaan Maxamed oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Raad, sida oo kalena soo noqday…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday Heshiis Millateri

Muqdisho, April 11, 2021–Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo…