Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Maanta shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah

Mogadisho | QOL | May 28 2020–Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada baar lagu sameeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Mogadisho | QOL | May 28 2020–Qaraxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaliimo Yarey oo ka qeybgashay kulan looga hadlayay saameynta COVID-19 ee doorashooyinka

Mogadisho | QOL | May 28 2020–Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaciil Ibraahim ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amniga degmada Gaalkacyo

Mogadisho | QOL | May 28 2020–Magaalada Gaalkacyo waxaa maantay kulan heer sare ah ku yeeshay laba…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano sheegay in Waare uu ka diiday la xisaabtan

Mogadisho | QOL | May 27 2020–Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hir-Shabelle oo Maanta Warbaahinta kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliland oo Maanta diiwaangelisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah

Mogadisho | QOL | May 27 2020–Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano sheegay in Xukuumadda Afduubatay Baarlamaanka

Mogadisho | QOL | May 27 2020–Ta iyo markii Xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ay sheegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Najax” Maleeshiyaad ka yimid Muqdisho ayaa weerar ka geystay Sh/Hoose”

Mogadisho | QOL | May 27 2020–Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali ( Najax) ayaa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah uga baxaya Magaalada Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | May 27 2020–Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa lagu wadaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif “Waxaan ka digeynaa isku day walba oo dib loogu dhigayo doorashada qaranka”

Mogadisho | QOL | May 26 2020–Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ka digay isku day…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Degmada Deeyniile oo sheegay in la soo weeraray

Mogadisho | QOL | May 26 2020–Guddoomiyaha Maamulka degmada Deeyniile ee Gobolkan Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Waare oo Amar dul-dhigay Guddiga ka hortagga COVID-19

Mogadisho | QOL | May 26 2020–Madaxweynaha Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ay wehlinayeen mas’uuliyiin kale…