Author: Bashiir Barre
Duuliyihii U Dhashay Dalka Hindiya Oo La Sii Dayn Doono.
Ra’isul-wasaaraha Pakistan, Cimraan Khaan ayaa sheegay in Duuliyahaasi oo lagu magacaabo Abhinandan Varthaman la sii dayn doono berrito oo Jimco…
Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Sacuudiga Oo Ku Wajahan Dalka Pakistan, Farriinna Ka Wada Dhaxal-Sugaha Sacuudiga.
Muqdisho | QOL | Febaraayo 27, 2019 —-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga, Caadil Al-jubeyr ayaa la filayaa…
Akhriso:-Hay’adda Lacagta Adduunka Ee IMF Oo Warbixin Soo Saartay
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –War qoraal ah oo ay soo saartay Hay’adda lacagta Adduunka…
Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Iyo Amiirka Qatar Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta…
Golaha Wasiiradda Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo La Ansixiyay
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan…
Sawirro:-Duuliyeyaal Hindi Ah Oo La Soo Bandhigay Iyo Pakistan Oo Beenisay In Diyaarad Laga Soo Riday
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Afhayeenka Milliteriga da Pakistan, Jeneral Asif Qafuur ayaa sheegay inay…
Mas’uuliyiin Iyo Dad Shacab Ah Oo Loo Diiday Inay Galaan Garoonka Diyaaradaha Kismaayo
Kismaayo| QOL | Febaraayo 27, 2019 –Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo loo diiday inay galaan Mas’uuliyiin…
Pakistan Oo Laga Soo Riday Diyaarad Dagaal Iyo Duuliyihii Oo Badbaaday
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Diyaarad Dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Cirka ee Pakistan, oo…
Akhriso:-Amaro La Dul Dhigay Musharaxiinta Doorashada Madaxweynaha Jubbaland
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Shir ku yeeshay Golaha amniga dowlad…
Sawirro:-Shir Looga Hadlayo Xal U Raadinta Barakacayaasha Oo Ka Socda Muqdisho
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Shirka Wadajir ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose oo ay…
Akhriso:-Yaa Ku Guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda Dalka Nigeria?
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Guddiga Doorashadda ee dalkaasi waxay ku dhawaaqeen inuu Madaxweyne Maxamadu…
DEG DEG:-Laba Diyaaradaha Dagaalka Ee Hindiya Oo La Soo Riday Iyo Duuliye Gacanta Lagu Dhigay
Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Ciiddanka Cirka dalka Pakistan (PAF) waxay sheegeen inay burburiyeen 2…