Author: Bashiir Barre
Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Dowladda Jarmalka
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabbilay Ergeyga Gaarka ah…
Wasiirka Waxbarashada XFS oo madaxda Jaamacadaha Muqdisho kala hadlay tayeynta Waxbarashada
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax…
Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjire Cusub
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay…
Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar Oo Heshiisyo Cusub Kala Saxiixday
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Wasiirka Amniga Gudaha ee DFS, Maxamed Abuukar Islow “Ducaale” iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha…
Shirweyne Caalami Ah Oo Maanta Ka Furmaya Dalka Jordan
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Magaalada Cammaan ee Caasimadda dalka Jordan ayaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa…
Akhriso:-Galmudug Oo Weerar Afka Ah Markale Ku Qaaday Dowladda Soomaaliya
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay Ciidamadii xalay la…
Hoggaamiyeyaasha Ethiopia Kenya Iyo Eritrea Oo Kulan Saddex-Geesood Ah Ku Leh Caasimadda Eritrea
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed waxay maanta…
Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Lala Eegtay Mas’uul Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho
Muqdisho | QOL March 03, 2019 –Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo Maanta ka dhacay…
Francisco Madeira Oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Iyo Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL March 02, 2019 –Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab…
Dowladda Mareykanka Oo Si Kulul U Cambaaraysay Weerarkii Al-Shabaab Ee Muqdisho
Muqdisho | QOL March 02, 2019 –War-saxaafadeed kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Maraykanka ka jooga Somalia ayaa lagu…
Sawiro:-Gudoomiye Yariisow Oo Kormeer Ku Tegay Degmooyin Ka Tirsan G/Banaadir
Muqdisho | QOL March 02, 2019 –Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane; Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow), ayaa sheegay…
Sawirro:-Khasaaro Ka Dhashay Hoobiyayaal Ku Dhacay Xafiis Ay Leedahay Wasaaradda Ganacsiga
Muqdisho | QOL March 02, 2019 –Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tirro Hoobiyayaal ah oo Maanta ku…