Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada xildhibanada aqalka hoose oo billaabatay

Muqdisho, November 05, 2016: Wararka noga imanayo magaalada Garowe, ayaa  sheegaya in halkaasi ay ka bilaabatay doorashada xubnaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Buurhakaba oo dadka iyo duunyada xaalad adag soo wajahday

Muqdisho, November 03, 2016: Dadka Shacabka ku nool Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, ayaa xilligan la tacaalaya xaalado…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay Garsoorka Dalka

Muqdisho, November 03, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Doorashada waqtigii loogu tala galay ayay ku dhici doontaa”

Muqdisho, November 03, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa rajo ka muujiyay in doorashada ay…

Posted in WARARKA MAANTA

War Murtiyeed laga soo saaray heshiis ay gaareen Galmudug iyo Puntland

Muqdisho, November 02, 2016: Labada maamul, Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac ku gaaray magaalada Abu Dubai iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada oo caalamka kala hadleysa Baasaboorka Soomaaliya

Muqdisho, November 02, 2016: Maxamed Aadan Koofi, Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsidiyada dowlada Soomaaliya  ayaa ka hadlay qaadashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo fariin u diray Saraakiishii hore ee ciidanka

Muqdisho, November 02, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay xarigga ka haray xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisyooni…

Posted in WARARKA MAANTA

“Kun Laba boqol iyo Labaatan qof ayaa waxa ay ku xiranyihiin 22 dal oo caalamka ah”

Muqdisho, November 01, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ayaa sheegay in maxaabiis ka…

Posted in WARARKA MAANTA

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashada

Muqdisho, November 01, 2016: Guddiga Federaalka doorashooyinka dadban, ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlaha doorashooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulamadii Madax Goboleedyada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo is af-garan waayay

Muqdisho, November 01, 2016: Waxaala soo afjaray Kulamada qarsoodiga ahaa ee ka soconayay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil si nidaam daro ah kaga dhoofi rabtay Muqdisho oo lagu qabtay Garoonka

Muqdisho, October 31, 2016: C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Amniga Gudaha Somaliya, oo ka hadlaayay kulan looga hadlaayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay xaalada amniga ee gobolka

Muqdisho, October 31, 2016: Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan, ayaa ka hadlay xaalada amniga…