Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Wejiga 2-aad ee doorashooyinka aqalka hoose oo la filayo in ay ka bilaawdaan Puntland iyo galmudug

Muqdisho, November 13, 2016: Doorashooyinka wejiga 2-aad, loogu tartamayo aqalka Hoose ee baarlamaanka soomaaliya  ayaa maanta la filayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo La Kulmay Madaxda Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

Muqdisho, November 13, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa la kulmay madaxda Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Cumar C/rashiid : “Dib u eegis ayaa lagu sameynayaa nidaamka Federaalka, hadii dhib iyo xabad uu keenayo”

Muqdisho, November 13, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha, DF ayaa sheegay in dib u eegis lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Galgaduud

Muqdisho, November 12, 2016: Warar lagu kalsoonyahay, ayaa kasoo baxaaya dagaal culus oo shalay ilaa xalay ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha amaanka oo dheereeyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea

Muqdisho, November 12, 2016: Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saraa dalalka Soomaaliya iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xaruntii Aqalka Hoos ee Kismaayo

Muqdisho, November 12, 2016: Warar cusub oo ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay saaka…

Posted in NEWS in ENGLISH

Kenya could postpone Dadaab camp closure

Mogadishu, November 10, 2016: Kenya will not shut down the Daadab refugee camp by the end of the…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Aqalka hoose ee Galmudug oo Maanta ka dhacaysa Cadaado

Muqdisho, November 10, 2016: Waxaa Magaalada Cadaado ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u Matali…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa yaab: Maamul goboleedyada oo amarka Imaaradka fulinaaya.

Muqdisho, November 10, 2016: Sida la sheegayo kulamo qarsoodi ah ayaa ka dhacaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Hirshabeelle oo ka socoto Jowhar

Muqdisho, November 09, 2016: Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka bilaabatay Caasimadda Dowlad-goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal xalay ka dhacay Beledweyne

Muqdisho, November 09, 2016: Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa xalay ka dhacay Howlgal dad lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano ka hadlay dagaalka Gaalkacyo

Muqdisho, November 09, 2016: Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland ayaa…