Author: Ali Omar Ghedi
Dabeylo bacaad wata oo ka dhacay Mudug..
Muqdisho, November 22, 2016: Warka nooga imaanayaa Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dabeylo bacaad wata ay ku dhufteen…
Mareykanka oo ku biiray Howlgalka ee ka dhanka ah Al-shabaab…
Muqdisho, November 22, 2016: War- bixinno oo kasoo baxaya Magaalo xebeedka Kismayo ayaa sheegaya in Ciidamadda Hoowlagalka Gaarka…
Walaaca Beesha caalamka iyo doorashada Soomaaliya.
Muqdisho, November 21, 2016: War Saxaafdeed ka soo baxay QM, Midowga Africa, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden,…
Xaawo Kiin oo cadeeysay sababta ay u waaysay xilka Gudoomiyaha Waabari
Muqdisho, November 21, 2016: Guddoomiyihii hore ee degmada Waabari Xaawo Maxamuud Cali (Xaawo Kiin),ayaa ku micneysay sababta xilka…
Xildhibaan Caan ah oo geeriyooday
Muqdisho, November 21, 2016: Waxaa xalay magaalada Garowe ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo katirsanaa Xubnaha Aqalka…
Gudiga doorashada HirShabeelle oo sheegay waqtiga doorashada dib loo billabayo
Muqdisho, November 20, 2016: Gudiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay waqtiga dib loo bilaabayo doorashada xubnaha aqalka hoose…
Qarax xoogan oo mar dow ka dhacay Xamarweyne
Muqdisho, November 20, 2016: Qarax xoogan ayaa mar dhow laga maqlay magaalada Muqdisho gaar ahaan Bacadlahi hore ee…
Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan oo kulan ku maray Baydhabo
Muqdisho, November 20, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa shalay saacado ku sugnaa magaalada Baydhabo,…
Doorashadi ka socatay HirShabeele oo dib loo dhigay
Muqdisho, November 19, 2016: Warar dheeraad ah ee kasoo baxaya doorashada aqalka hoose ee maamulka HirShabeele, oo xalay…
“Waxaa la ii diiday inaan u tartamo Kursiga Xildhibaanimo”
Muqdisho, November 19, 2016: Duqii hore ee Gobolka Banadir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur…
Guddiga doorashada oo maanta go’aan ka gaaraya shaqaaqadii xalay ka dhacday Jowhar
Muqdisho, November 19, 2016: Guddiga doorashada heer goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in go’aan ka soo…
Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya oo cabsi awgeed Nairobi u guuray
Muqdisho, November 17, 2016: Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi, Safiirkii Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, ayaa saldhig KMG ah…