Author: Ali Omar Ghedi
Shibis oo ku guuleeysatay Doorashada Aqalka Hoose Jowhar
Muqdisho, Dicember 1, 2016: Doorashada kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Galmaax waxaa ku guuleysatay Drs Mina Xasan Maxamed,…
Doorashada Banaadiriga oo Muqdisho ka bilaabanayso.
Muqdisho, November 30, 2016: Maanta ayaa la filayaa in doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha…
Beesha Daa’uud oo muran xoog leh ka dhax taaganyahay
Muqdisho, November 30, 2016: Maalmihii la soo dhaafay ayaa muran xooggan ka taagnaa cida xaq u leh Kursiga…
Ra’iisul Wasaaraha oo ku amray Ciidamada NISA in aysan faragashan howlaha doorashooyinka
Muqdisho, November 30, 2016: Cumar C/rashiid, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa ku amray Ciidamada NISA inay faraha kala baxaan…
Shiinaha oo lacag ugu deeqday AMISOM
Muqdisho, November 29, 2016: Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in Dowladda Shiinaha ay lacag ugu deeqday ciidanka…
Kursigii ugu horeyay oo Gabdho ku tartamayaan oo Jowhar ka dhaceysa..
Muqdisho, November 29, 2016: Maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, ayaa waxaa ka dhacaya doorashada mid ka mid…
Gaadiidka Muqdisho oo saakay shaqadi ka fadhiistay.
Muqdisho, November 29, 2016: Dadka wada gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, ayaa saakay waxay ku dhaqaaqeen shaqo joojin…
Somali-American Competes in Hijab and Burkini for Minnesota Beauty Pageant
Mogadishu, November 28, 2016: Halima Aden first came to the United States when she was 7, after her family…
Diyaarad ka duushay Muqdisho oo shil ku gashay Nairobi
Muqdisho, November 28, 2016: Diyaarad qaada xamuulka oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa shil ku gashay…
Maxbuus isku dal dalay Xabsiga Berbera..
Muqdisho, November 28, 2016: Wararka nooga imaanaya magaalada Berbera ee maamulka Somalilanda, ayaa sheegay in maxbuus ku jiray…
Dagaal oo haatan ka socda qaybo ka mida Gobolka Mudug
Muqdisho, November 28, 2016: Wararka kala duwan ee naga soo gaaraya degaannada Dabagalo iyo Dumaaye oo hoos taga…
Puntland oo ku hanjabtay in ay joojinayso Doorashada Aqalka Hoose..
Muqdisho, November 27, 2016: Puntland ayaa ku hanjabtay in ay joojinayaan doorashada Aqalka Hoose hadii xubno dheeri ah…