Author: Ali Omar Ghedi
Itoobiya oo ka qeyb qaadaneysa sugida amniga Doorashada Somalia..
Muqdisho, November 27, 2016: Itoobiya ayaa sheegtay in ay kaalinteeda ka qaadaneyso sugidda amniga doorashooyinka Soomaaliya iyada oo…
Labo Xildhibaan oo doorashadi ay ku adkaadeen la diiday.
Muqdisho, November 27, 2016: Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa waxbo kama jiraan kasoo qaaday natiijadii kasoo…
Somalia – Ceremony to kick off the enlargement of the Xooga Military Hospital
The enlargement work consists in building a new wing of the Hospital, destined to host an operating…
Guddoomiye dhimasho lagu tiriyay oo Baydhabo ka hadlay..
Muqdisho, November 26, 2016: Maalma dhweed, dagaal culus oo shabaab iyo ciidamada Dowladda ku dhexmaray deegaanka Goof-gadood ee…
Dowladda Somalia oo war ka soo saartay Riek Machar imaashadiisa
Muqdisho, November 26, 2016: Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay in…
Kursigi ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose oo maanta ka dhacayso Kismaayo
Muqdisho, November 24, 2016: Magaalada Kismaayo mudo Todobaadyo ah ayaa waxaa ka socday Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka…
R/wasaaraha oo ka hadlay Abaaraha Dalka ka dhacay
Muqdisho, November 24, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke,Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka digay saameynta ay Abaaruhu…
“Doorashooyinka dalka ka dhacay waa guul weyn oo ay Soomaaliya gaartay
Muqdisho, November 24, 2016: Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka…
Derbi-jiife Maraykan ah oo feeray Muwaadin Soomaali ah oo ku hadlayey Af Soomaali
Muqdisho, November 23, 2016: Nin Maraykan ah oo lagu magacaabo Cornell White ahna qlooyinka Dabiyo-Jiif ” Homeless” ayaa lagu…
QM oo ka hadashay qaabka ay doorashooyinka u socdaan.
Muqdisho, November 23, 2016: Danjire Michael Keating, wakiilka Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, ayaa si aad ah u…
Guddiga Doorashada Galmudug oo beeniyay war ka yimid Mareykanka..
Muqdisho, November 23, 2016: Yuusuf Diiriye, af-hayeenka Guddiga Doorashad dadban ee maamulka Galmudug Yuusuf Diiriye oo la hadlay…
AMISOM oo la wareegtay xarunta Doorashada maamulka Hirshabeelle..
Muqdisho, November 22, 2016: Wararkaan ka heleeyno magaalada Jowhar, ee xarunta maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegaya in amaanka xarunta…