Author: Ali Omar Ghedi
Roobab xoog leh oo saaka ka da’aya Muqdisho
Muqdisho, November 17, 2016: Roobab xooggan ayaa saaka ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaanada u dhow, iyadoo roobabkan…
Puntland iyo Galmudug oo isku fahmi la’ kala qaadista Ciidamada is-hor fadhiya
Muqdisho, November 17, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad kooban…
AMISOM oo nin ka mid ahaa Ergooyinka ku dilay Cadaado
Muqdisho, November 16, 2016: Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka haya Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa goor…
Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose
Muqdisho, November 16, 2016: Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mar dhow ku guuleystay kursiga Xildhibaanimo ee…
Magacyada Musharaxiinta ku tartamaya Kuraasta Aqalka Hoose ee maanta lagu dooranayo Cadaado
Muqdisho, November 16, 2016: Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa sheegay in maanta oo Arbaco…
Safiirka Turkiga oo loo haysto in uu u gafay Somaliland
Muqdisho, November 15, 2016: Somaliland ayaa ku eedeysay Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb. Olgan Bekir inuu u…
Wararkii ugu dambeeyay waanwaanti Galkacyo
Muqdisho, November 15, 2016: Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa…
Wasiir ka tirsan Galmudug oo lagu eedeeyay inuu weeraray xarunta doorashada Cadaado
Muqdisho, November 15, 2016: Ciidamo ka socda kuwa Nabadsugida ee NISA ayaa shalay ku xiray degmada Cadaado afar…
Ciidamada Ethiopia oo dhammaan ka baxaya Soomaaliya.
Muqdisho, November 14, 2016: Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa la sheegay iney isaga baxayaan…
Roob doon maanta ka dhacaya Muqdisho iyo gobolada dalka
Muqdisho, November 14, 2016: Isu soo bax Roob Doon Alle ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho iyo qaar ka…
Donald Trump oo ka sheegay in uu eryi-doono dadka Qaxootiga ah
Muqdisho, November 14, 2016: Donald Trump ayaa sheegay in muhaajiriin tiradoodu dhexeyso 2 ilaa 3 milyan, oo sharci…
Jen. Cadde Muuse Xirsi “Waa nasiib darro in xalinta colaada Gaalkacyo loo aado Kismaayo”
Muqdisho, November 14, 2016: Jen. Cadde Muuse Xirsi, Madaxweynihii hore ee Puntland, ayaa nasiib darro ku tilmaamay colaada…