Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Laba ka tirsan gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir oo Xildhibaanimo isku sharxay

Muqdisho, November 08, 2016: Wararka ka imaanayo degmada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen gudoomiyayaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabanaya Baydhabo iyo Kismaayo

Muqdisho, November 08, 2016: Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal xooggan oo mar kale dib uga qarxay Gaalkacyo

Muqdisho, November 08, 2016: Dhanka galbeed ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa mar kale saaka ka bilowday dagaal u…

Posted in WARARKA MAANTA

In ka badan 20 ruux oo shalay ku geeriyooday Gaalkacyo

Muqdisho, November 07, 2016: Degenaansho oo aan cago adag ku taagneyn ayaa saaka ka jirta magaalada Gaalkacyo ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo dib u dhac hor leh looga baqo

Muqdisho, November 07, 2016: Jadwalkii ee ay soo bandhigeen Guddiga Federaalk ee hirgelinta doorashooyinka dadban bil ka hor,…

Posted in WARARKA MAANTA

“Colaada Gaalkacyo Qarni ka badan ayay jirtaa, shalay iyo maanta ma dhalan”

Muqdisho, November 07, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in dowladda Federaalka ay hurineyso dagaalka Gaalkacyo, kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka Soomaaliya oo war cusub soo saartay

Muqdisho, November 06, 2016: Warar uu soo saaray guddiga Kormeerka Qaramada Midoobey ee dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashadii Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo dib u dhacday.

Muqdisho, November 06, 2016: Wararka naga soo garaya magaalada Jowhar, ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle, ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal mar kale saaka ka qarxay Gaalkacyo

Muqdisho, November 06, 2016: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo,…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho

Muqdisho, November 05, 2016: Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday goor dhow kolonyo gaadiid ciidan ah oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar oo mushaarkooda u yaboohay dib u dhiska waddooyinka

Muqdisho, November 05, 2016: Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ma garanayo sida doorashada sanadkan ajaaniib ugu lug yeelan karaan”

Muqdisho, November 05, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya , ayaa ka hadlay doorashada sanadkaan ka dhaceyso dalka…