Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Howl gal dad badan lagu qab qabtay oo ka socda Waqooyiga Gaalkacyo

Muqdisho, April 2, 2016 Weerarkii ismiidaaminta ee khamiistii dhacay ka dib, ayaa Ciidamada ammaanka Puntland howl galo dad…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ciidamada Kumaandooska waxay sii wadayaan weerarada qaaska ah”

Muqdisho, April 2, 2016 Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka, ayaa faah faahin ka bixiyay howl…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqeyn loo geystey deegaan ku yaal Janaale oo lagu diley Amiirkii Shabaab ee Janaale

Muqdisho, April 1, 2016 Weerar duqeyn ah ayaa lagu qaaday deegaanka Kaaytoy oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Kumaandooska oo ka fuliyay howlgal gobolka Sh/hoose

Muqdisho, April 1, 2016 General Cali baashi Abaan-duulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in howlgalo gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ciidamada qalabka sida duulaan ayay ku qaadeen Al-Shabaab”

Muqdisho, April 1, 2016 Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu xalay bilowday duulaan ka dhan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay Masjid ku yaal magaalada Beledweyne

Muqdisho,1 April 2016:  Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay qarax…

Posted in NEWS in ENGLISH

Somalia: USD 105 million urgently needed to save lives in drought-affected areas

GENEVA, Switzerland, March 31, 2016/APO (African Press Organization) Aid agencies in Somalia today launched a Call for…

Posted in WARARKA MAANTA

Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen

Muqdisho,31 March 2016: Jiliyaasha aan dowliga ahayn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya SOSCENSA, ayaa kulan ay ku yeesheen…

Posted in WARARKA MAANTA

Talyaaniga oo qalab “Sports” siiyay kooxaha ciyaatoyda Soomaaliyeed

Muqdisho,31 March 2016: Ciidanka dowladda Talyaaniga ee qeybta ka ah ee howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Warqad sir ah oo beesha Xawaadle u direen QM

Muqdisho,31 March 2016: Sida ku cad warqad la helay, Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax xoogan oo mar dhow ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo

Muqdisho,31 March 2016: In kastoo an faah-faahin dheeraad ah laga haynin, qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabley Hubeysan oo mar dhow Muqdisho ku dilay Muwaadiniin Turkish ah

Muqdisho,30 March 2016: Koox hubeysan ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ku dilay muwaadiniin Turkish iyo Soomaali ah, kuwaasoo…