Author: Ali Omar Ghedi
Wasaaradda Qorsheynta oo sheegtay in uu meel wanaagsan marayo qorshaha Qaranka
Muqdisho,30 March 2016: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali…
Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo soo dhaweeyay odoyaal jowhar gaaray
Muqdisho,30 March 2016: Duubab dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiran iyo Shabeelaha dhexe…
Gaas oo qaadashada 4.5 ku xiray in Baarlamaanka laga wareejiyo Muqdisho
Muqdisho,30 March 2016: Shirarka iyo kulamada u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland…
Duqa Muqdisho oo ugu baaqay shacabka in aysan qarsan dambiilayaal
Muqdisho,30 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka inay la…
Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo la afduubay
Muqdisho,29 March 2016: Diyaarad ay leedahay Shirkadda Egypt Air oo la afduubay ka dibna lagu dajiyay garoonka diyaaradaha…
Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska
Muqdisho,29 March 2016: Rag gaaraya toddobo Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday…
Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia
Muqdisho,29 March 2016: Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaaraya 10…
Wafdi uu hogaaminayo Odawaa oo saaka ku sii jeeda Jowhar
Muqdisho,29 March 2016: Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ay qeyb ka yihiin Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan…
With all these shenanigans, is there any hope for Somalia?
Muqdisho,28 March 2016: In Summary It is believed that Italian journalist Iliara Alpi’s discovery of a “guns-for-waste” trade…
Muwaadin Somali Canadian ahaa oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho,28 March 2016: Kooxo Hubeysan ayaa xalay Muqdisho ku dilay muwaadin Soomaali Canadian ah, kaasoo lagu dhex toogtay…
Wadahadalada dhanka siyaasada oo lagu baaqay in Al-Shabaab lagu soo daray
Muqdisho,28 March 2016: Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in Wadahadal lala furo Xarakada Al-shabaab,gaar ahaan …
Wasiir ka tirsan DF Somalia oo sheegay in Wabiga Shabelle ay Itoobiya leexsatay
Muqdisho,28 March 2016:Max’ed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Hiddaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda…