Author: Ali Omar Ghedi
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Beledweyn
Muqdisho,25 March 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee…
Q.M Oo Waqtiga U Kordhisay Xafiiska UNSOM
Muqdisho,25 March 2016: Xubnaha golaha ammaanka ee Q,M ayaa waqtiga u kordhiyay xafiiska Q,M ee Soomaaliya ee UNSOM…
QM oo ku bixinaysa $11 milyan abaarta ka jirta Soomaaliya.
Muqdisho,24 March 2016: Xarunta qaramada midoobay u qaabilsan ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee loo soo gaabiyo…
Munaasibad lagu xusayey marxuum C/laahi Ciise oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho,24 March 2016: Munaasibad balaaran oo ay ka qeyb galeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoon yahano,…
Yusuf Indha Cade oo xog ka bixiyay Sirdoonka Mareykanka iyo Al-Shabaab
Muqdisho,24 March 2016:Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalladii ciidamada…
Shir looga hadlayay qaab dhismeedka Booliska oo lagu soo xiray Nairobi
Muqdisho,24 March 2016: Fadhi looga hadlayay qaab dhismeedka Booliska Soomaaliyeed iyo sida ay u wada shaqeyn karaan Booliska…
Shirka Qorsheynta Aayaha Qaranka oo ka furmaya Cadaado
Muqdisho,23 March 2016: Shir wayn oo looga hadlayo Qorshaha Qaranka ayaa maanta ka furmidoona Magaalada Cadaado ee xarunta…
Saraakiil loo xiray weerarkii Laanta Buuro
Muqdisho,23 March 2016: Warar xod ah oo soo baxay ayaa sheegaya in Saraakiil dhowr ah loo xiray…
Labo walaalo ah oo ka dambeeyay weerarkii Brussels
Muqdisho,23 March 2016: Wararka ayaa sheegaya in uu Booliska Belgium xaqiijiyay in weerarkii is qarxinta shalay lagu qaaday…
The Unification of Ethiopia and Djibouti will be of Paramount Historical Significance
Ghelawdewos Araia, PhD Tigrai Online December 18, 2014 Muqdisho,23 March 2016:The unification of Ethiopia and Djibouti would…
Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka Baladweyn
Muqdisho,22 March 2016: Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa…
Kulan looga hadlayo Sharciga Shaqaalaha Rayidka oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho,22 March 2016: Kulan looga hadlayo Wax ka badalis lagu sameeyay sharciga shaqaalaha rayidka oo maanta ka socda…