Author: Ali Omar Ghedi
Labo Qarax oo gil gilay Garoonka Diyaaradaha Brussels
Muqdisho,22 March 2016: Sida warka nagu soo gaaray, labo qarax ayaa laga maqlay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Brussels…
Dib u gumaysiga Soomaaliya – Recolonising Somalia” by Jamal Osman
Muqdisho,22 March 2016: Dhibaatada ma yara, balse inta fahamtay ayaa aad u yar. Bal ila daawada muuqaalkaan si looga arinsado…
War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Guddiga Dib-u eegista Dastuurka
Muqdisho,21 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war martiyeed ka soo saaray…
Dawlada Soomaaliya oo xabsiga ka sii daysay Cabdi Waal
Muqdisho,21 March 2016: Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal), ayaa Xalay laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida &…
Mareykanka oo Bali-Doogle ku soo bandhigay arin lagu farxay.
Muqdisho,21 March 2016: Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed, taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta tababbar ugu soo…
Warku ugu dambeeyay ee ka soo baxay Dab xalay qabsaday isbitaalada Madiina iyo Banaadir
Muqdisho,21 March 2016: War faah faahsan ayaa ka soo baxaya dab xilliyo kala duwan xalay ka kacay isbitaalada…
Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo booqday Bardaale
Muqdisho,20 March 2016: Wafdi uu hor-kacaayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay…
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono hay’adaha mashaariicda ka wada dalka
Muqdisho,20 March 2016: Xukuumadda Soomaaliya ayaa cadeeysay in Dowladda iyo Maamulada dalka ay iskaashanayaan la xisaabtanka Hay’adda Mashaariicda…
Mudane Xasan Sheekh oo ku baaqay in gargaar deg-deg lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen
Muqdisho,20 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka…
Dagaal hor leh oo saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad
Muqdisho,20 March 2016: Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab…
Somalia shocked by the sudden death of football legend Abdi Ali Sheik
Muqdisho,19 March 2016: Somalia is in a deep grief after the country lost one of its greatest football legends…
Bulshada Rayidka oo ka soo horjeestay Warbixinada Kooxda la socodka Cunaqabateynta Hubka
Muqdisho,19 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 500 hogaamiye oo…