Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

“Odayaasha reer Hiiraan intooda badan waxay isku raaceen in Jowhar la tago”

Muqdisho,28 March 2016:Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in inta badan odayaasha gobolka Hiiraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qeybaha bulshada oo ku eedeeyay Guddiga QM in ay is hor-taag ku sameeyeen soo kabashada Somalia

Muqdisho,27 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 600 hogaamiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay in Odayaasha Hiiraan dib ugu laabtaan shirka Jowhar

Muqdisho,27 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beledweyn kaga dhawaaqeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha wuxuu laaluush ku bixiyay kala qeybinta qabaa’ilka Hiiraan”

Muqdisho,27 March 2016: C/llaahi Goodax Barre Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa oo dab qabsaday.

Muqdisho,27 March 2016: Xalay saqdii dhexe ayaa dab ka kacay Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

“Dowladdu si qaldan ayay u maareyneysaa maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”

Muqdisho,27 March 2016: Maxamuud Axmed Tarsan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ayaa ka hadlay is mari waaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Beledweyn

Muqdisho,26 March 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Toban qodob oo laga soo saaray shirkii maalmahaan ka socday magaalada Kismaayo

Muqdisho,26 March 2016: Shir socdey muddo dheer oo todobaadyo ah oo galay labo waji kaasi oo ku saabsanaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha iyo Odayaasha reer Hiiraan oo is mari waysan.

Muqdisho,26 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Beledweyn ayaa kulamo la leh…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha iyo C/wali Gaas oo maanta ka hadlaya habka doorashooyinka

Muqdisho,26 March 2016: Shir wada tashi oo looga hadlayo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka…

Posted in NEWS in ENGLISH

Diaspora Celebrate Alongside UK Ministers To Show New Narrative For Somalis

Mo Farah amongst those recognised at International Somali Awards  Muqdisho,25 March 2016: Prime Minister David Cameron cited the…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda Transom Airways oo bilowday Duulimadyo Muqdisho, Boosaaso iyo Nairobi

Muqdisho,25 March 2016: Shirkadda duullimaadka ee Transom Airways oo ka hawlgasha dalka, ayaa ka billowday garoonka Boosaaso ee…