Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday in gurmad lala gaaro dadka ay abaaraha saameeyeen

Muqdisho,19 March 2016: Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo go’aansatay in ay weerarto dalka Uganda

Muqdisho,19 March 2016: Kulankii Xubnaha Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa looga hadlay Muranka Kenya iyo Uganda u dhaxeeya ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu Itoobiya u kaashanayo dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho,19 March 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland, oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Waxaa diyaar u nahay inaan ciidan u dirno Puntland hadii laga tan bato ama ay naga codsadaan”

Muqdisho,18 March 2016: Jen. Cali Baashi Maxamed Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Hub u dirtay Puntland

Muqdisho,18 March 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida saanad milateri u dirtay Puntland, si ay ugula dagaalanto…

Posted in WARARKA MAANTA

Munaasabad Lagu Soo Xirayay Barnaamijka Wadajired Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Muqdisho,18 March 2016: Ku simaha Ra’isul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaalada ee Xukuumada Soomaliya Wasiiro iyo Xilibaanno ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Adis Ababa Kula Kulmaya Madax Ka Tirsan Ethiopia

Muqdisho,18 March 2016: Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Mamulka Puntland ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ciidamada NATO ee ku sugnaa Xeebaha kama hortagin duulaankii Al-Shabaab”

Muqdisho,17 March 2016: Maamulka Puntland ayaa ku dhaliishay Ciidamada NATO ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya inay ka qeyb…

Posted in NEWS in ENGLISH

UN Human Rights Council: General Debate under Item 4

Human Rights Crisis in Ethiopia A human rights crisis is taking place in Ethiopia. It has received…

Posted in WARARKA MAANTA

GOLAHA WASIIRADA OO MAANTA ANSIXIYEY LIX SAFIIR OO CUSUB

Muqdisho,17 March 2016: Maanta Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka socda AMISOM oo la geeynayo Puntland

Muqdisho,17 March 2016: Max’ed Cumar Carte,Ra’isalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ,ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay diyaar u…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo mar kale ka qarxay deegaanka Suuj

Muqdisho,17 March 2016: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadii Shabaabka ahaa ee maalmo ka hor ka degay…