Author: Muse Hassan

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho __________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Faroole: “Xildhibaanada baarlamaanka waxaan ugu baaqaaya inay ka waan toobaan khilaafka”

Muqdisho | Maarso 27, 2017 – Xildhibaanka aqalka sare ee Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole aya ka hadlay khilaafka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan ay yeesheen M/weyne Farmaajo iyo RW Khayre, gudoomiye Jawaari oo ka…

Muqdisho | Maarso 27, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Aqalka Sare: ”Xildhibaanadu waa in ay fursad siiyaan wasiirrada cusub, haddii kale…”

Muqdisho | Maarso 27, 2017 – Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa ka hadlay diidmada Xildhibaanada…

Posted in WARARKA MAANTA

Liisa xildhibaanada wasiirada noqday iyo Liiska haweenka wasiirada noqday

Waana xildhibaan waana Wasiir. 1. Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta 2. Xildhibaan Maryan…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso Liiska Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay oo dhameystiran

Muqdisho | Maarso 21, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

War Deg Deg Ah: Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo hada lagu dhawaaqay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo xarun isku duwidda howlaha gargaarka ka furtay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Qaramada Midoobay ayaa xarun isku duwidda howlaha gargaarka ee abaarta waxa ay ka furtay magaalada Baydhabo ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Jahwareer is mariwaa ka taagan magacaabista golaha wasiirada

Jahwareer iyo hubanti la’aan ayaa hareeysay xafiista raiisul wasaaraha soomaaliya kadib markii loo yeeray saxaafadda xalay 9kii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka oo toogasho ku dilay nin Burcad ahaa

Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, ayaa toogasho kula dhaqaaqay nin ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawicii qaraxa + Sawir

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo C/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa imisaa deeqda Canada ugu deeqday abaaraha Soomaaliya?

Dowladda Canada, ayaa Dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ugu deeqday dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen,…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuqaalka Markabkii lagu afduubtay Xeebaha Puntland.

Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la…