Author: Muse Hassan
Ciidamada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gubay guryo ay lahaayeen shabaab + Sawiro
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal…
Madaxweynaha Kenya oo booqasho ku yimid Jubbooyinka + Sawiro
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa maanta booqasho aan horey loo sii shaacin waxaa uu ku tagey Degmada…
Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxay ka wada hadleen? Daawo Sawirada
Muqdisho | Maarso 18, 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xaaladda ku xuntahay
Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo mustaqbalkiisa…
Dowladda Sucuudiga oo ka hadashay Gantaalkii lagu dilay dadka Soomaaliyeed
Iyadoo Shalay Gantaal lagu dhuftay dooni ay Saarnaayeen Qaxooti Soomaaliyeed oo Maraysay Xeebaha dalka Yemen ayaa arintaasi…
Warqado Digniin ah oo lagu daadiyey suuqa bakaaraha + Sawir
Dadku sugan Suuqa Bakaaraha Ee Magalaada Muqdisho ayaa waxaa ay inoo sheegeen in Goor dhow Nawaaxiga Mid…
Gudoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo Muqdisho soo gaaray.
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad gaar ah ay la socdaan…
Xaalado cakiran oo ka jira dhismaha Golaha Wasiirada!
Is mari waa adag ayaa ka jira magacaabista Golaha Wasiirada, iyadoo xaalka u muuqdo mid cakiran, kaddib…
Dawladda Malasiya oo ciidamo & Gargaar usoo direysa Soomaaliya
Dowladda Malaysia ayaa qayb yar oo kamid ah askarteeda waxay u diri-doontaa Soomaaliya si ay uga qayb…
Wadooyinka muhiimka Magaalada Muqdisho oo saaka xiran
Wadooyinka muhiimka Magaalada Muqdisho oo saaka xiran Waxaa saaka xiran wadooyinka muhiimka u ah isu socodka dadka…
Sawiro iyo Dad isku dal dalay abaarta ka jirta Somalia darteed kadib markii ay..
Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in abaarta ka taagan deegaanadeeda…
Isku aadkii koobka UEFA Champions League oo la sameeyay
Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Qori tuurka ama Isku aadka koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions…