Author: Muse Hassan

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho __________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadkii ku dhintay gantaalka yemen oo sare u kacday iyo Sawiro

Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Ugu yaraan 30 qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo warramayaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo qoyskiisa oo saaka ka ambabaxay Muqdisho iyo Sawiro

Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaal Yemen ku dilay 26qofood oo Soomaali ah

Muqdisho | Maarso 17, 2017 –  Ugu yaraan 26 qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo warramayaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha oo lagu dilay gudaha dalkiisa.

Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha Andrew Felix Kaweesi ayaa saaka lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Markabkii xamuulka ahaa ee lagu afduubtay xeebaha degmada Caluula ayaa siidaayay xalay fiidkii

Muqdisho | Maarso 17, 2017 –  Dableydii xeebaha degmada Caluula afduubka ugu haysatay markabka xamuulka ah ayaa…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo garab istaagay dowlada Turkiga

Muqdisho | Maarso 16, 2017 – Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Garab istaagay Madaxweynaha dalka Turkiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Itoobiyaan ah oo isku dilay Degmada Garbahaarey kadib markii fasax loo diiday

Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somaliya ayaa isku dhex dilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaakim mar kale is hortaagay Tarxiilka Trump

Xaakim heer federaal ah oo ka shaqeeya gobolka Hawaii, ayaa si kumeelgaar ah u joojiyay mamnuucidda uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaare Khayre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiskiisa iyo Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo Xarun lagu tababarayo Ciidanka Xooga dalka ka dhistay Jaziira iyo Sawiro

Dowlada Turkiga ayaa deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ka wada dhismaha xarun casri ah oo loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaysa

Waxaa xalay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab uu ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Olalaha lacag aruurinta Abaaraha ka taagan bariga afrika ee UK

Hay’adaha gargaarka ee saldhiggoodu yahay wadanka Ingiriiska ayaa maanta oo Arbaca waxay qabanayaan codsi wada jir ah…