Category: WARARKA MAANTA
Sacuudiga oo qorsheynaya in xajkan ku qeybiyaan biyaha Samsamka mishin Casri ah xanuunka Covid-19
June 19 2021 Sacuudiga ayaa qorsheynaya in xajkan ay mashiinno casri ah xujeyda u qeybiyaan biyaha barakeysan…
Khilaaf ka dhashay doorashada gudoomiyaha degmada Laascaanood
Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in dib loo dhigay Kalfadhigii golaha deegaanka cusub ee magaalada Laascaanood oo…
Golaha Guud Qaramada Midoobay mar kale Antonio Guterres u doortay xoghayaha guud
June 19 2021 Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlibiyad leh u doortay Antonio Guterres…
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal
Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa dhiggiisa Azerbaijan Jeyhun Bayramov kulan gaar ah kula yeeshay…
Dacwad hor leh oo lagu soo oogaayo Madaxweynihii hore ee DDSI
Xafiiska xeer ilaalinta dawlad deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya, oo muddo wadday baadhitaan ku saabsan tacaddiyadii iyo gabboodfalladii…
Ebrahim Raisi oo Noqday madaxweynaha Iiraan doorashadii madaxweynaha ee ka dhacday waddanka Iran
June 19 2021 Ebrahim Raisi oo ahaa musharrax madaxweyne ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweynaha ee Jimcihii ka…
Shiinaha oo hawada sare u diray sadex cirbixiyeen oo shaqo ka bilaabi doonaa saldhiga hawada sare
June 19 2021 Shiinaha ayaa hawada sare u diray sadex cirbixiyeen oo shaqo ka bilaabi doonaa saldhiga…
Iran oo goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi
June 19 2021 Wadanka Iran waxaa goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi…
Dowladda Talyaaniga oo shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya
June 19 2021 Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya kuwaasi…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay dhiggiisa waddanka Azerbaijan Dalka Turkiga
June 19 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dhiggiisa waddanka Azerbaijan Jeyhun…
Burcad hubeysan oo xalay K/afrika ku dilay muwaadin Soomaaliyeed
June 19 2021 Burcad hubeysan oo u dhashay waddanka Koonfur Afrika, ayaa xalay degaan ka tirsan Gobolka…
Madaxweyne Bukhari oo ku baaqay dagaal ka dhan ah kooxda Boko Haraam.
June 19 2021 Madaxweynaha waddanka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan…