Category: WARARKA MAANTA
Warbaahinta Iran oo sheegtay in shil uu ka dhacay warshadda Nukliyeerka ee Iran
April 11-4-2021 Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in shil uu ka dhacay warshadda Nukliyeerka ee Iran maalin…
Mareykanka “ Xiriirka Israa’iil iyo Mareykanka wuxuu udub dhexaad u yahay amniga Bariga Dhexe
April 11-4-2021 Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa sheegay in xiriirka Mareykanka iyo Israel uu udub dhexaad…
Boqoradda UK oo ku tilmaantay geeriday Amiirka Edinburgh inay “raad weyn ku reebtay nolosheeda
April 11-4-2021 Boqoradda ayaa ku tilmaantay geeriday Amiirka Edinburgh inay “raad weyn ku reebtay nolosheeda”, wiilkeeda oo…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Gelinkii dambe Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay
April 11-4-2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gelinkii dambe Maanta dib…
Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas Amiir Xamza oo meel lagu wada arkay
April 11-4-2021 Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas oo sidoo kale walaalkiis ah…
Donald Trump oo wacad ku maray inuu gacan ka gaysan doono in Jamhuuriga ay ku guuleystaan maamulka Congress-ka ee doorashada 2022.
April 11-4-2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu gacan ka gaysan doono…
Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya wiil la dhashay farmaajo oo loo xiray jaadka laga keeno Itobiya.
April 11-4-2021 Waxaa saacadihii la soo dhaafay dadka ka ganacsada qaadka ay aad uga cabanayen in koonto…
Diyaarad Sidda tallaalkii labaad ee COVID-19 oo soo gaartay Muqdisho
Muqdisho, April 11, 2021–Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu…
Dagaal markale dhexmaray Ciidamada dowlad degaanka & kuwa Canfarta
Muqdisho, April 11, 2021–Dagaal ayaa Maanta markale waxaa uu ka bilawday degaano ku yaal Galbeedka Gobolka Siti…
RW Rooble oo Isku-shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada
RMuqdisho, April 11, 2021–a’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isku shaandheyn kooban waxaa uu ku…
Puntland oo dowladda Soomaaliya ku wareejisay Maxaabiis
Muqdisho, April 11, 2021–Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Dowlad Goboleedka…
Mucaaradka Jabuuti oo ka hadlay guusha Ismaaciil Cumar Geelle
Muqdisho, April 11, 2021–Cabdiraxmaan Maxamed oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Raad, sida oo kalena soo noqday…