Category: WARARKA MAANTA
Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday Heshiis Millateri
Muqdisho, April 11, 2021–Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo…
Heshiis laga gaaray Colaadda Canfarta iyo Soomaalida
Muqdisho, April 11, 2021–Waxaa Magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha…
Xuutiyiinta oo duqeeyey Garoomo ku yaalla Sacuudiga
Muqdisho, April 11, 2021–Afhyeenka Kooxda Xuutiyiinta Yemen, Kolonel Yaxye Sariic ayaa sheegay inay saakayto Diyarado Daroonis oo…
Turkiga oo War kasoo saaray xiisadda dalalka Ukraine & Ruushka
Muqdisho, April 11, 2021–Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka…
Maxay tahay sababta Raii’sul Wasaaraha UK uga qeyb-galeyn aaska amiir Philip?
Muqdisho, April 11, 2021–Rai’sul wasaaraha dalka Britain ayaan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii…
Waan waan ay wadaan beesha caalamka iyo bulshada rayidka iyo dhaqanka oo ka socda muqdisho.
April 11-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay socdaan dadaallo xoogan oo ay wadaan dhinacyo…
Xeer-ilaaliyihii guud ee hore ee Mareykanka Ramsey Clark, ahaana qareenkii Madaxweyneyaashii Iraq iyo Yugoslavia oo geeriyooday
April 11-4-2021 Xeer-ilaaliyihii guud ee hore ee Mareykanka Ramsey Clark, ahaana qareenkii Madaxweyneyaashii Iraq iyo Yugoslavia ee…
Kulamo loogu baroor diiqayo Amiir Philip oo caalamka ka socda
April 11-4-2021 Kulamo loogu baroor diiqayo Amiir Philip ayaa ka socdaa kaniisado dhowr ah oo ku yaalla…
Madaxweyne Erdogan oo ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka taagan Ukraine iyo Ruushka
April 11-4-2021 Madaxweynaha waddanka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka…
QM, EU, Midowga Afrika iyo IGAD oo ka shiray halista ka dhalan karta doorashada
April 11-4-2021 QM, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa yeeshay kulan looga hadlay wax ay ugu…
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo ka cabanaya mushaar la’aan oo xiray Wadooyinka Gaalkacyo
April 11-4-2021 Ciidamo ka tirsan Daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug, oo ka gadoodsan mushahar la’aan ayaa saaka…
Qoysas diidayin Alshabaab ay askareeyaan caruurtooda oo ka cararaya Degmada bardaale ee Gobolka Bay
April 11-4-2021 Guddoomiyaha degmada Bardaale Maxamed Isaaq ayaa qeylo dhaan ka muujiyay in dadka deegaankaasi…