Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in farmaajo uusan ka jeclayn musharixiinta kale.
April 11-4-2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa markii ugu horaysay…
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug oo gaaray Garoowe
April 11-4-2021 Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray…
Dowladda Shiinaha oo lagu wado in Dowladda ku wareejinayso 200.000 oo ah talaalka Cudurka COVID19
April 11-4-2021 Dowladda Shiinaha ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah oo gudaha dalkaas xalay ku dilay muwaadin Soomaaliyed
April 11-4-2021 Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa ay xalay ku dileen muwaadin Soomaaliyed…
Xeer-illaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada oo shaaciyay Dilkii Gudoomiyihii Degmada Hodon in uu ahaa Dil bareer ah..
April 11-4-2021 Ku dhawaad 70 cisho kadib Dilkii loo geestay Gudoomiyihii Degmada Hodon Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun ayaa…
Madaxweynayaashi hore ee Mareykanka ee nool oo qaddarin u muujiyey Amiir Philipkii geeriyooday ee dalka UK .
April 11-4-2021 Madaxweynayaashi hore ee Mareykanka ee nool ayaa qaddarin u muujiyey Amiir Philip ee dalka UK…
Rai’sul wasaaraha Britain oo ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii geeriyooday.
April 11-4-2021 “si inta suurtagalka ah ay xubno badan oo qoyska ka mid ah uga qeyb galaan…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Australia oo ka qeybgalaya Munaasabad loogu duceynayo
April 10, 2021 Ra’iisul Wasaaraha dalka Australia Scott Morrison ayaa Axadda ka qeybgalayaa munaasabad ka dhaceysa kaniisad…
Madaafiic loo riday xuska Seygii amiirada UK Amiir Philip
April 10, 2021 Britain waxaa looga baroor diiqayaa geerida ku timid amiirkii Edinburgh ahna seyga boqoradda Ingiriiska…
Hoggaamiyeyaasha caalamka oo tacsiyeeyay geerida ku timid Amiir Philip
April 10, 2021 Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Amirkii Edinburgh, Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping…
Natiijada ka soo baxday dilkii Gudomiye C/Xakiin Dhegajuun oo lagu wareejiyey Xeer Ilaalinta Guud
April 10, 2021 Guddigii ay xukuumadda Soomaaliya u xil saartay baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda waraaqaha aqoonsiga wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya
. April 10, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo…