Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee oo ka socda dalka Yemen

April 10, 2021 Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee dalka Yemen…

Posted in WARARKA MAANTA

diyaar garowga duugta Amiir Philip, oo ah seyga Boqorad Elizabeth II, kaas oo geeriyooday shalay isagoo jira 99 sano.

Faahfaahinta duugta ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalmaha soo socda, balse waxaa la filayaa inay noqon doonto munaasabad,…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo dhambaal u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Jabuuti

Muqdisho, April 10, 2021–Maxadweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  dhambaal hambalyo ah u…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Cadaado oo Maanta laga tukaday Salaad Roob-doon ah

Muqdisho, April 10, 2021–Sedex maalin kahor ayay ahayd markii maamulka degmada Cadaado uu shaaciyay in maanta la…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

Muqdisho, April 10, 2021–Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliban oo Dishay Sagaal Askari, Kuwa Kalena afduubatay

Muqdisho, April 10, 2021–Saraakiisha waddanka Afghanistan ayaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay dileen ugu yaraan sagaal ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo Shuruud ku xirtay Turkiga & inay Ciiddankooda kala baxaan dalalka Carabta

Muqdisho, April 10, 2021–Dowladda Masar ayaa waxay shuruudo adag hor-dhigtay Dowladda Turkiga, si ay labada dal u…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha uu kas dhashay Guddoomiyihii degmada Hodon ee la dilay oo Dowlada ku eedaysay inay ka seexatay in Cadaalada la hor keeno Danbiilayaashii

April 10-4-2021 Ku dhawaad 90 maalin ama sadax bil ka dib dilkii loogu geestay inta u dhaxaysa…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ugu baaqday Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday in uu ku soo laabto shirka arrimaha doorashooyinka ee Afisyoone

April 10-4-2021 Qoraal cusub oo ka soo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa looga hadlay shirka arrimaha doorashooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Angela Merkel oo ugu baaqdey Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka

April 10-4-2021 Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadweynaha Ingiriiska oo u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth

April 10-4-2021 Dadweynaha Ingiriiska ayaa u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo dowladda federaalka ku eedeeyay in ay caqabad ku noqotay dhismaha wadada xiriirisa Garoowe iyo Boosaaso Daawo

April 10-4-2021 Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Axmed Jabuuti ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay caqabad…