Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay Amniga Boosaaso kadib falal amni darro oo ka dhacay

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo shaacisay kiisas hor leh oo ku saabsan cudurka Covid-19

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wasaaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Soomaliland ayaa sheegtay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax Dad Ku Dhinteen oo ka dhacay Shiinaha

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wararka ka imaanaya Dalka Shiinaha ayaa sheegaya in 4 Qof ay ku dhinteen, shan…

Posted in WARARKA MAANTA

Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan booliiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Haramcad oo sameeyay howlgallo dad lagu qab qabtay

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgallo dad lagu qabqabtay waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Masar oo baaq u dirtay dhinacyada isku haya doorashada Soomaaliya

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Xilli shalay  si rasmi ah u qabsoomin Shirkii Wadajirka ee Dowladda Federalka iyo Dowlad-gobaleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Waare oo sheegay in xoog & Ciidamo dalkaan lagu maamuli karin

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal laga sameeyay Xaafado ka tirsan Muqdisho

Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen xaafado…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Madaxweyne oo u dhintey Cudurka Covid 19

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Murashax madaxweyne wadanka Congo-Brazzaville ayaa dhintay saacado kadib markii la xiray goobaha codbixinta isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo wajaheysa mowjaddii labaad ee cudurka Covid-19

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa sheegtay in labadii bilood ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ay dowladda geysay Gobolka Gedo oo howlgal bilaabay

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaliya oo maalmihii la soo dhaafay ay dowladda geyneysay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Horudhac ah oo ka furmay Xerada Afisiyooni

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Madaxweynaha  muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u…