Category: WARARKA MAANTA
Farmaajo oo markii lixaad Shir ku baaqay
Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaday ee Farmaajo ayaa shir iskugu yeeray Madaxda Dowladdaha xubnaha…
Golaha Badbaadada Qaranka oo loogaga dhawaaqay Muqdisho
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Gole loogu magac daray Golaha Badbaadada Qaranka ayaa goor dhow loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho….
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka dalka Jabuuti
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta la kulmay safiirka Dalka…
Maxaa maanta ka socda magaaladda Muqdisho?
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Sida ay baahisay warbaahinta Dowladda Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir…
Jubbaland oo ka shirtay ka hortagga cudurka Karoonaha
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbalad Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulan…
Somaliland oo soo saaraysa go’aamo la xariira xakameynta Karoonaha
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse…
Puntland oo beenisay in ay qeyb ka tahay Shirka Decale
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka mid ahaa Guddigii farsamada…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland oo u dhintay Covid-19
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka…
Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka…
Ka dib geeridii Magufuli :Samia waxay noqon doontaa haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Tansaaniya
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan…
Ciidanka dowladda oo sheegay in ay ku wajahan yihiin Ceelbuur
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda degaanada maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay qaadi…
Qaramada Midoobey oo sheegtay in Hogaamiyeyaasha Mucaaraadka ay qeyb gali doonaan Shirka doorashada
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan…