Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay wakiilka QM

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta soo gaaray magaalada Muqdishu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa ka jiraa in Kenya lagala wareegi doono dekedda Mombasa?

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Wasiirka maaliyadda Kenya Ukur Yatani ayaa beeniyay wararka sheegayo in Kenya ay qarka u…

Posted in WARARKA MAANTA

Saldhigga Mareyknaka ee Ciraaq oo La Weeraray

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Toddoba gantaal ayaa Isniintii lala beegsaday saldhig marti-geliya ciidamada Mareykanka oo ku yaalla waqooyiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ee la keenay dalka

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19…

Posted in WARARKA MAANTA

Sharaxaad:- Badda Soomaaliya ee Kenya muranka galisay

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Isniinta maanta ah, maxkamadda ugu saraysa ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa maxay sababta wadamada qaar ay u hakiyeen tallaalka AstraZeneca ee maanta la keenay Soomaaliya?

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Dhowr waddan oo Yurub ah, oo ay kujiraan Norway, Denmark, Netherlands iyo Ireland, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay talaalka la keenay Muqdisho iyo dadka la siin doono

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Shixnadii u horeysay ee tallaalka COVID-19 ee barnaamijka Covax ayaa saaka soo gaaray magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka dowladda oo sheegay in ay gubeen gaari Qarax siday

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Ciidanka Danab ee ka howlgalla  gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: Talaalka cudurka Karoonaha oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Waxaa goor dhow Muqdisho soo gaartay diyaarad siday talaalka cudurka Karoonaha oo markii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar Gantaal oo yemen Caruur iyo Askar Lagu Dilay

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Xoogaga Xuutiyiinta ee Yemen ayaa gantaal ku dhuftay iskuul ay ku sugnaayeen xubno  taabacsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeyay Kiiska Dacwada badda

Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Wafdi uu hogaaminaayo ra,iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibad-baxayaal weeraray gaari uu la socday Madaxweynaha Arjantiin

Muqdisho Qol  March 14  2021 Tobanaan ruux oo caraysan ayaa weeraray kolonyo uu la socday madaxweynaha dalka…