Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan dhexmaray Puntland iyo WFP oo looga hadlay horumarinta Caafimaadka

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan  oo ay waheliyaan Wasiirku kuxeeganka Wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kiisaska Karoonaha ee degaanada Somaliland oo sare u kacay iyo Muuse Biixi oo ka hadlay

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in Xanuunka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qatar iyo Kenya oo heshiis gaaray

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu kala qeybinaayo ciidanka xoogga

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday muddo xileedkiisa in uu bilaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukun lagu riday dad lagu helay Musuq maasuq

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Saddex sarkaal oo ka tirsan maamulka Wajeer ee gobolka Waqooy Bari Kenya ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay qaadi doonaan howlgallo…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Daahir Geelle” Hoggaan waxaan ka aaminsanahay masaalixda ummadda ee kala gaddisan hannaan la isugu keeni karo”

Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed ay u baahan tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga lagu muransan yahay oo soo saaray war ku saabsan doorashada

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Guddiga lagu muransan yahay Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay kulanka loo madlan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dacwada badda Soomaaliya oo maanta mar kale bilaabatay

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Maanta oo Talaado ah waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Talaalka Covid19 oo gaaray Puntland

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garowe qeybtii koobaad ee tallaalka COVID-19 kana timid xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Qaar oo Kulmay

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Gudoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Axmed ayaa Maanta kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe “Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa in si wadajir ah loogu midoobo difaaca Baddeena”

Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha maamulka Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland…