Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Israsaaseyn khasaaro geystay oo ka dhacday Gobolka Galgaduud

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Wararka naga so gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo, Cumar Filish & Madaxda Saddex dowlad Goboleed oo gaaray Xarunta Shirka

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Carmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinga &…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka ka furmaya Muqdisho

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Gudaha Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo u jawaabtay Madaxweynaha Puntland.

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe & faah faahin laga helayo

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka Midowga Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Magaalada Bristol ee dalka Britain oo la weeraray

Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Dibadbaxayaal ayaa weerar ku qaaday booliiska ka dib marki kumannaan qof ay isu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay Japan.

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Sida ay tebisay Warbaahinta Japan Xeebaha Bari ee Dalkaas waxaa maanta oo Sabti ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo war kasoo saartay ciidankii dowladda ay ku daabushay Gedo

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay Ciidankii ka tirsanaa NISA ee shalay dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Shir laba maalmood u socday wafdi wasiiro iyo taliyaha nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Jubbaland oo ka jawaabaya qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Puntland ay jawaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo mar kale ku baaqday wadahadal ku saabsan dacwada badda

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–vKenya oo mar kale ku baaqday wadahadal ku saabsan dacwada baddaKenya waxay hadda dooneysaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Anthony Blinken” Mareykanku waxaa uu aad uga walaacsan yahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya”

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda Somalia in ay…