Category: WARARKA MAANTA
Arsenal oo qiimeyneysa xaaladda Rob Holding oo ay madaxa jug kasoo gaartay ciyaartii Europa League ka tirsaneyd ee ay la ciyaareen Benfica.
Febarayo 28 /2/ 2021 Arsenal ayaa qiimeyneysa xaaladda Rob Holding oo ay madaxa jug kasoo gaartay ciyaartii…
Qaraxii labaad oo ka dhacay Muqdiho oo lala eegtay Guddoomiyaha maamlka degmada Yaaqshiid..
Febarayo 28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay magaalada…
Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in uu ka hadli doono xaaladda Sucuudiga kadib warbixintii ay soo saareen sirddoonka Mareykanka
Febarayo 28 /2/ 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Isniinta maamulkiisa uu ka hadli doono…
Dagaal ka dhacay Degaanka Gaaragoyle oo 15KM u jirta Deegaanka Gadoon ee Gobalka Galgaduud
Febarayo 28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya saakay Degaanka Gaaragoyle oo 15KM u jirta Deegaanka Gadoon ee…
Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka digtay afduubka maalmahan ku soo kordhay Degaanadaas iyo Gaadiidkii oo Xayirmay.
Febarayo 28 /2/ 2021 waxaa joogsaday isu socodka Gaadiidka Degmooyin katirsan Gobollada Galgaduud & Mudug sabab la…
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka Covid 19
. Febarayo 28 /2/ 2021 Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu…
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug Xanuunka safmareenka Covid 19
. Febarayo 28 /2/ 2021 Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug taasoo la…
Booliska Addis Ababa oo sheegay in gacanta ku dhigeen Hub si xeeladeysan loo soo galiyay Magalada Addis Ababa Sawiro
28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Itobiya ayaa sheegaya in Booliska ka howlgalla Magaalada Addis Ababa ee…
Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan oo ka cabanaya abaaro xoogan..
28 /2/ 2021 Abaaro xoogan ayaa laga soo sheegaya Xuduuda u dhaxaysa maamulada galmudug iyo Hirshabelle gaar…
Qaraxii ka dhacay goor dhawayd Muqdisho oo lala eegtay Taliye xigeenka ciidanka xoogga, Jeneraal Cabaas..
28 /2/ 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay mqaraxii saakay ka dhacay…
Somalida Canada dagan oo diiday isticmaalka Talaalka
28 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Canada ayaa sheegaya in somalida halkaas dagan intooda badan lagu…
Diiq loo adeegsaday inuu la dagaallamo Diiq kale oo sababay inuu ninkii milkiilaha ahaa uu dhinto.
28 /2/ 2021 Diiq loo adeegsaday inuu la dagaallamo Diiq kale ayaa sababay inuu ninkii mulkiilaha ahaa…