Category: WARARKA MAANTA
Maxaad ka taqaan Maxamed Bin Salmaan? Awoodda ka dambeysa Taajka boqortooyada Sucuudiga
February 27 /2/ 2021 Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah…
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo bixiyey Ruqsad la siiyo shirkad bixisa adeegga lacagaha la iskugu diro telefoonnada ee Soomaaliyana looga yaqaano EVC Plus
February 27 /2/ 2021 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta bixiyey liisankii ugu horreeyay ee la siiyo…
Ilhan Cumar oo ku baaqday in cunoqabatayn lagu soo rogo Dhaxalsugaha Sacudi Carabiya
Ilhaan Cumar oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka Kongreeska (Congress) dalka Mareykanka ayaa ku baaqday in Maraykanku ay…
Deni oo ka hadlay kiiska Wariye Kilwa sheegayna in la Maxkamadeeynayo
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeeysay waxaa uu ka hadlay kiiska Wariye…
Dhulalka lambarkoodu yahay 30 & 31 ee degmada Hodon kama mid ah Dhulka Dugsi sare Xamar ee lambarkiisu yahay 32!
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 15-Dec-2020 ayaa soosaartay Amar fulin xooggan oo loogu madax-banneynayo Milkiyadda iyo ku dhaqanka dhulka Lambarkiisu…
Maxkamad ku taal Britain oo xukun ku ridey Muwaadin Soomali ah oo diley xaaskiisa
Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir…
Turkiga oo ku riixaya Soomaaliya iyo Kenya inay ka wada hadlaan Kiiska Badda
Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeyneysa sidii uu u dhex dhexaadin lahaa Soomaaliya iyo Kenya si ay uga…
Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM oo howlgal kula wareegay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM…
Dil ka dhacay Magaalada Beledweyne & faah faahin kasoo baxeysa
Kooxo hubeysan ayaa waxaa ay Maanta xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne la sheegay ku dileen Askari ka…
Dowladda Sweden oo soo dhaweeysay heshiiskii dowladda & Midowga Musharixinta
Dowladda Sweden oo kamid ah dowladaha taageeraada siiya Soomaaliya ayaa soo dhaweysay hehsiiskii habeen ka hor Magaalada…
Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay mas’uuliyiin ka tirsan boqortooyada Sucuudiga
Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay cunaqabateyn kusoo roogtay tiro kamid ah mas’uuliyiinta boqortooyada Sucuudiga kadib…
Wadada KM4 oo goor dhawayd lagu kala cararay kadib markii gaari looga shakiyay Qarax Halkaas lagu arkay..
February 27 /2/ 2021 Waxaa goor dhawayd Orod iyo Fakatax ka dhacday Wadada aada garoonka Muqdisho ee…