Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan shekh “ wixii xalay dhacay Waxaa Mas’uuliyadeeda qaadanayo Farmaajo oo Raba in uu Xoog ku jooga Villa Somaliya

Feb:19/2/2021 Weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu qaaday Musharixiinta Xasan iyo shariif ayaa waxaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kheyre “ Weerarkii xalay waa bilowga natiijada siyaasadda xukun isku dhajinta ah ee aan ka digeynay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay

Feb:19/2/2021 Waxaa Xalayt Dagaal culus uu ka dhacay Halka ay Daganyihiin Madaxweynayaashii hore ee Somaliya Xasan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal culus oo xalay ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere..

Feb: 19/2/2021 Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Soomaaliya oo caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Muqdisho,

Feb: 18/2/2021 Dowlada Soomaaliya ayaa caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha caalamka oo caawa uga digtay Dowlada Somaliya in ay dhibaato ka abuurto Banaanbaxa Bari..

Feb: 18/2/2021  Beesha caalamka gaar ahaan dowladda Mareykanka iyo wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka ayaa uga digay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo, Rooble, Fahad , Sadaq joon iyo Xijaar oo ku kala tagay qaabka loola macaamilayo banaanbaxayaasha Bari..

Feb: 18/2/2021 Waxaa kulan is afgarad waa ah ku soo dhamaaday caawa, kulan u socday Madaxweynaha waqtigiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Raashinkii imaan jiray magaalada Jowhar oo shabaab ku nsoo Rogeen Canshuur

Feb: 18/2/2021 Badeecadihi magaalada Jowhar uga imaan jiray Muqdisho ayaa maalinti toddobaad hakad ku jira, kaddib marki…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde oo caawa la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon

. Feb: 18/2/2021 Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde ayaa caawa  la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Shuute oo Saraakiisha Ciidanka degaanada Galmudug, uga digay inay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyada.

Feb: 18/2/2021 Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida oo warbaahinta la…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo dhoolatus ku Sameeyay Taalada Daljir Dahsoon.

Feb: 18/2/2021 Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa hadda gaaray goobta uu ka dhacayo banaanbaxa weyn ee maalinta berri…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblomaasiyiin ka socota Mareykanka, Britain,Faransiiska iyo Jarmalka oo shir looga hadlayo heshiiskii Niyukleerka Iran ee ku yelanaya Paris

Feb: 18/2/2021 Diblomaasiyiin sarsare oo ka kala socota Mareykanka, Britain,Faransiiska iyo Jarmalka ayaa lagu wadaa in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kaaliyaha Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Somaliya oo sheegtay ‘in lama huraan tahay’ ay tahay in xal kama dambeys ah laga gaaro is-mari-waaga doorashada

Feb: 18/2/2021 Qaramada Midoobay ayaa markale ku celisay walaaca ay ka qabto xaalada dalka, ayada oo aan…